Share with your friends via email

WANAAGSAN DHAMAANTIIN, CHICAGO IL OO SI CAJIIB AH LOOGA CIIDAY DAAWO

Maamulka iyo shaqaalaha wabka mustaqiim, waxa ay hawada kuu soo marinayaan hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin. Waxa aan ku leenahay Ciid Wanaagsan illaahayna ciiddaan ciiddeeda ha inagu wada gaarsiiyo nabad, caafimaad, barwaaqo iyo horumar

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip