DEG DEG: Sheekh Axmed Shaakir oo lagu doortay shirkii dhuusomareeb, Waa Madaxweynaha Gobalada Dhexe
Radio Shacab)Waxaa maanta lagu doortay magaalada Dhuusomareeb ee Xarunta Gobalka galgaduud madaxweynaha Maamulkaas Gobalada dhexe ee ay Furtay maamulka Ahlusunna waljameeca. Shirkan ayaa mudo socday waxaana maanta ugu dambeyn noqotay in madaxweyne loo doorto sheekh Axmed shaakir oo katirsan culumada ahlusunna. Goor dhow Fah faah lasoco
DEG DEG: Sheekh Axmed Shaakir oo lagu doortay shirkii dhuusomareeb, Waa Madaxweynaha Gobalada Dhexe
Radio Shacab)Waxaa maanta lagu doortay magaalada Dhuusomareeb ee Xarunta Gobalka galgaduud madaxweynaha Maamulkaas Gobalada dhexe ee ay Furtay maamulka Ahlusunna waljameeca. Shirkan ayaa mudo socday waxaana maanta ugu dambeyn noqotay in madaxweyne lo