Dhagayso: Barnaamijka Aragtida dadweynaha Puntland ee Doorashada Dhuusomareeb ee sheekh Shaakir
Radio Shacab) xili maanta lagu doortay magaalada dhuusomareeb Madaxweynaha Maamulka gobalada dhexe ee Koonfurta Mudug Galgaduud iyo Hiraan ayaa waxaa loo dortay madaxweynaha sheekh shaakir oo kamid ah culumada ahlusunna. Barnaamijkan ayaa kabaxayeey xarumaha kala duwan ee Radio shacab ee Gobalada dalka waxaana idin la socodsiinaya Maxamed laki man iyo Xuseen Xadaari. Dadweynaha kala duwan ee Gobalada Puntland ayaa fikirkooda ka hadlaya ,iyo sida ay u arkaan Doorashadii Maanta dhuusomareeb.
Dhagayso: Barnaamijka Aragtida dadweynaha Puntland ee Doorashada Dhuusomareeb ee sheekh Shaakir
Radio Shacab) xili maanta lagu doortay magaalada dhuusomareeb Madaxweynaha Maamulka gobalada dhexe ee Koonfurta Mudug Galgaduud iyo Hiraan ayaa waxaa loo dortay madaxweynaha sheekh shaakir oo kamid ah culumada ahlusunna. Barnaamijkan ayaa kabaxayeey