QOLKA RIYAADULJANAH DURUUSTA KA BAXDO IYO WAQTIYADA AY BAXAAN HALKAAN KA AQRISO

2
Monday December 02, 2013 - 02:24:10 in by Super Admin
  • Visits: 6738
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 6 0
  • Share via Social Media

    QOLKA RIYAADULJANAH DURUUSTA KA BAXDO IYO WAQTIYADA AY BAXAAN HALKAAN KA AQRISO

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

casharada ka baxo riyaaduljanah iyo waqtiyada ay baxaan
isniinta ilaa khamiista casharada ka baxah qolka riyaadul jannah (kitaabka iqnaacul mu,miniin 7:30 am central time sh cabdulqaadir baajuuri) (saxiixul muslim 8:30 am sh yusuf korahaye) (tafsiirka qu,raanka sh maxamad guuleed 9:45) ( cumdatul axkaam 10:55 am sh maxamuud guruceel iyo 7:55 pm) (taysiir musdhalaxul xadiis isniin iyo talaado sh yusuf korahaye 11:55 am ) (sh muxyadiin xasan ayaanle kitaabka riyaadul saalixiin arbaco iyo khamiis 11:55 am) (sh maxamuud guruceel tafsiirka quraanka axad isniin talaado 12:55 am iyo 8;55 pm) (sh qaalid macalin nuur live khamiis kastah 1;15 am kitaabka ahlusunnatul ashaacirah shahaadatu culumaaul umah wa adilatuhum) (sh qaalid macalin live 2:15 am kitaabka khulaasatul nuurul yaqiin waa maalinta khamiista oo kaliyah) (1:55 am matnu khaayah sh cabdulqaadir baajuuri isniin talaado arbaco) (3:15 am hadyul waadix fii dabi can muctaqadi salafi saalix sh abuukar xasan maalin isniin talaado arbaco) (kitaabka shamaailu muxamadiyah sh yusuf korahaye 4:15 am isniin talaado arbaco) (suwar minxaati taabiciin sh qaalid macalin nuur 6:30 am talaada arbaca) (sh abdirihiim al_asmaraaniyi isniinta 6:55 luuqada carabiga iyo englesh kitaabka asiraadul mustaqiim oo shiekh cabdulaahi al-harariyi uu qoray) (kitaabka tafsiirka quraanka live sh maxamuud dheere talaado arbaco khamiis jimce 9:55 pm habeenimo centrel time ka dhagayso tafsiirka quraanka idaacada radio mustaqiim 5597261206 ku dhufo 2121)
(jimcaha sabtida axada waxaa baxa muxaadaraad farabadan iyo duruus) (5:15 am sentral time jimcada sh maxamad xirsi kitaabka asiraadul mustaqiim) (jimcada 6:15 am arbiciin sh maxamuud guruceel)
(jimcada 7:15 am tafsiirka quraanka sh maxamad guuleed) (sabtida 5:15 arbiciinka sh maxamuud guruceel) (sabtida 6:15 am tafsiirka quraanka sh maxamad guuleed) (sabtida 9:15 kitaabka caqiidatu dhaxaawiyah sh maxamad xirsi) (sabtida 10:15 caqiida dhaxaawiya oo ku baxaysah afka englesh iyo carabiga sh cabdirixiin asmaraani) ka faa iidayso qolka riyaadul jannah
qolka riyaaduljanah oo u istaagay faafinta diinta islaamka iyo baabi’inta fikrada khawaarijta fadlan si aad diintaada u ilaashato baro casharada diiniga ah

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Donation
Live Stream
Calendar
Prayer Times
Columbus United States
Fajr 08:55
Sunrise 10:36
Dhuhr 17:30
Asr 21:19
Sunset 00:23
Maghrib 00:23
Isha 01:59